Galmudug oo ka hadashay Wararka sheegaya in Dhuusomareeb laga saarayo Ciidamada Haramcad

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland dalbadeen in magaalada Dhuusomareeb laga saaro ciidamada Haramcad ee ka amar qaata Xukuumada Soomaaliya. Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaana lagu baahiyay warkan sheegaya in Madaxda Jubbaland iyo Puntland shuruud uga dhigeen tagitaankooda magaalada Dhuusomareeb in ciidanka Haramcad laga saaro … Continue reading Galmudug oo ka hadashay Wararka sheegaya in Dhuusomareeb laga saarayo Ciidamada Haramcad